Skip to main content

Posts

Featured

Sidee Online Lacag Looga Sameeya?

In badan waxaa dhagaheena ama indhaheenu qabtaa dadyaw badan oo ka hadlaya sida online lacag looga sameeya,dabadeed waxaan in badan raadinaa Hababka ugu fudud ee online lacag looga sameeyo. Taas waxay keentay inaan marar badan inaan daba gal ku samayno hababkaas. Dadyawga inta u badan waxa qaada marka hore xamaasad kadib dedaal muddo kooban ah waxay kuso idlaataa natiijado mid aan midho dhal ahayn. Hadaba ka hor inta aynaan ka hadlin hababka online lacag looga sameeyo , waxaan maqaalkaygan idin ku dhiiri gelinayaa inaydaan daalin nabiguna SCW wuxuu yidhi camal waxaa ugu wanaagsan kan la joogteeyo. Markaa joogtayntu waaa shayga ugu muhiimsan inaad ka midho dhaliso hadafkaaga . Hadaba haddii aan u nimaadno mawduuceena sidee online lacag looga sameeya  Waxaan ka hadli doonaa ugu horayn qaabka bloging ama website aad uga samayn karto lacag. Aniga ahaan sida aan aaminsanahay Bloggingku waa habka ugu fudud ee qofka ugu samayn karo online lacag. Kaliya waxaad u baahantahay inaad Lahaato x...

Latest Posts